|
Garyaq. Bacaluul. |
Waxaynu qormadan kooban ku eegi doonaa, Kaalinta ay doorashooyinku ku leeyihin isbaddalada ay Doorashooyinku ku yeesheen Qaaradda Afrika, gaar ahaan dalalka Saxaaraha Afrika ka hooseeya. Qormadan, oo aan ka tixraacay Warbixintii ugu dambaysay ee ay Soo saartay hay'adda Caalamiga ah ee Qiimeysa Heerarka uu Maamulwanaagga iyo Madaw-madaw la'aanta Nidaamyada Xukuumadeed ee dawladaha adduunku ay kolba taaganyihiin.
Shucuubta dalalkan ayaa la dareemayaa inay Musuq-maasuqa u aqoonsadeen, in uu yahay halka ay ku arooraan dhibaatooyinka sababay dib-u-dhaca nololeed ee ay ku noolyihiin.
Kahor intaynaan taas gudo galin, waxay eegi doonaa sida uu u shaqeeyo Halbeeggan Caalamiga ah ee lagu Qiyaaso halka uu marayo musuq-maasuqa ka jira dawladuhu.
Marka aynu Ka hadlaynu heerka uu musuq-maasuqa marayay sannadkii tagay, ma jiro la dal qudha oo adduunyada la odhan karo wuxuu gaadhay ama illaa xad u dhawaaday heerkii ama dhibicdiii ugu sarreeyay ee la doonayay inay dawladaha caalamka ka gaadhaan, Maamul-wanaagga iyo La-dagaalanka Musuq-maasuqa. In ka badan laba meeloodoow saddex 2/3 oo kamida 176 dal, ayaa hoos maray halka badhtamaha u ah halbeeggaasi la isla qaatay in lagu qiimeeyo sida ay dawladuhu ula tacaalaan Musuq-maasuqa.
Heer-qiyaaseedkaasi oo lagu qiimeynayo dadaalka ay dawladuhu ku xakameeyaan musuq-maasuqa ayaa ka bilaabmaya eber (0) oo u taagan dadaalka ugu yar (musuq-maasuqa ugu badan). Halka uu boqolkuna (100) uu yahay darajada ugu sarraysa ee tilmaamysa dadaalka ugu badan ee musuq-maasaq la dagaalanka, amaba la odhan karo waa darajada Musuq-maasuq la'aanta (Nadiifnimadu) ee Qaran gaadho. Waxaan cel-celis ahaan la isla qaatay in aan laga hoosayni inuu yahay saddex iyo afartan (43). Heerkaasi oo tilmaamaya inuu musuq-maasuqu si baahsan oon qarsoodi ahayn uga jiro dhammaan hay'adaha iyo laamaha Maamul ee ay dawladi leedahay. Waxaanad ku arkaysaa Jaantuska 1-aad inay Wadamada ugu dhibcaha badan, ee nadiifnimada ama musuq-maasuq yaraanta gaadhay oo ah kuwa ku midabaysan huruud ay aad uga tiro yaryihiin, dalalka ku midabaysan liimiga (orange-coloured), oo tilmaamaya meelahay ay muwaadiniintu sida caadiga ah la kulmaan Saamaynta musuq-maasuqa.
Dalalka Halbeegga qiimaynta meesha hoose kaga jira, waxay ku caan yihiin inay hay'adahooga u adeega bulshadu (eg. Bilayska iyo Garsoorku), ay yihiin kuwa aan daacadnimadooda la isku hallayn karin oo aan sidii la rabay shaqaynin. Xataa haddii ay dawladahani leeyihiin xeerar lagula tacaalo musuq-maasuqa, sharciyadoodaas maaha wax dhaafsiisan buugaagta ay ku qoranyihiin, oo lagu camal falo. Muwaadiniinta ku nooli dalalkaasina ee adeeg-sugayaasha ahina, waa kuwa aanay waxba u socon karin illaa ay laaluush bixiyaan (bribery), amaba baad (extortion). Waxaanay taasi ugu wacan, iyadoo dhaqaalihii loogu talogalay inay xafiisyadu ku adeegaan ay leexsadaaan madaxda sar-sare. Haddii xataa ay muwaadiniintu isku dayi lahaayeen, inay ka cawdaan laaluushkaasi ama baaddaasi, oo ay u gudbisan lahaayeen Hay'adaha Ku shaqada leh, waxay ogyihiin in ay cabashadaasi lafteedu ay ku tagayso kharash ka badan kii hore ee ay ka cabanayaan, amaba uu waqti badan kaga lumayo intay ka dhursugayaan.
Wadamada ay darajadoodu sarrayso (Highly-ranked), waxa astaan u ah oo lagu gartaa waa heerka ay saxaafaddoodu ay ka madax-bannaantahay saamaynta iyo cabsi kaga timaadda kuwa awoodda haysta amaba Dhaqaalaha iyo Illaa heerka ay hay'adaha Dawladdu ay daaha-ka-qaadi karaan sida ay u kharash-gareeyeen dakhli miisaaniyadeedkii loo qoondeeyay. Daahfurnaantaasi oo macnaheedu yahay in ay si iskooda oo waqtiyaysan ugu warceliyaan cashuurbixiyayaashii, iyo inay leeyihiin nidaam furan oo si sahlan u siin kara, muwaadiniinta xog-raadiska ah, sida Cilmi-baadhayaasha, Suxufiyiinta, iyo cidkasta oo danaynaysaba.
Muwadiniinta dawladahani heerka-sare taagani, waxay sii ogyihiin shuruudaha ama waxyaabaha laga rabo markay rabaan adeeg-dawladeed. Sidaa darteed ayaa hadday buuxiyaan shuruudaha uu nidaamku farayo, aanay ahayn kuwa ka war-wara in si sabab la'an ah loogu diido, ama lagu caansiiriyo adeeggay xaqa u lahaayeen. Sidoo kalana, Suurtagal ma aha inay Madaxda dawladahani ay hoos u galaan qandaraasyo sir ah, ama saamiyo qarsoon ku yeeshaan shirkado jira ama cusub, iyagoo ka faa'idaysanaya awooddii qaranku siiyay (Conflict of Interest). Waxa kale oo mustaxiil ah in uu Sarkaal Xukuumadeed uu si aan la fahmi karin uu ku helo una keydsado lacago ka badan dakhligiisii caadiga ahaa (Illicit funding).
|
Transparency International 2016 report: Jaantuska 1-aad |
Heerka ay dalalku kaga jiraan Xakamaynta Musuq-maasuqa Maamulkooga (2012-2016kii)/ Source: Transparency international 2016
Rank
1
|
Country
Denmark
|
2016
90
|
2015
91
|
2014
92
|
2013
91
|
2012
90
|
Region
Europe
and Central Asia
|
1
|
New
Zealand
|
90
|
91
|
91
|
91
|
90
|
Asia
Pacific
|
3
|
Finland
|
89
|
90
|
89
|
89
|
90
|
Europe
and Central Asia
|
4
|
Sweden
|
88
|
89
|
87
|
89
|
88
|
Europe
and Central Asia
|
5
|
Switzerland
|
86
|
86
|
86
|
85
|
86
|
Europe
and Central Asia
|
6
|
Norway
|
85
|
88
|
86
|
86
|
85
|
Europe
and Central Asia
|
7
|
Singapore
|
84
|
85
|
84
|
86
|
87
|
Asia
Pacific
|
8
|
Netherlands
|
83
|
84
|
83
|
83
|
84
|
Europe
and Central Asia
|
9
|
Canada
|
82
|
83
|
81
|
81
|
84
|
Americas
|
10
|
Germany
|
81
|
81
|
79
|
78
|
79
|
Europe
and Central Asia
|
10
|
Luxembourg
|
81
|
85
|
82
|
80
|
80
|
Europe
and Central Asia
|
10
|
United
Kingdom
|
81
|
81
|
78
|
76
|
74
|
Europe
and Central Asia
|
13
|
Australia
|
79
|
79
|
80
|
81
|
85
|
Asia
Pacific
|
14
|
Iceland
|
78
|
79
|
79
|
78
|
82
|
Europe
and Central Asia
|
15
|
Belgium
|
77
|
77
|
76
|
75
|
75
|
Europe
and Central Asia
|
15
|
Hong
Kong
|
77
|
75
|
74
|
75
|
77
|
Asia
Pacific
|
17
|
Austria
|
75
|
76
|
72
|
69
|
69
|
Europe
and Central Asia
|
18
|
United
States
|
74
|
76
|
74
|
73
|
73
|
Americas
|
19
|
Ireland
|
73
|
75
|
74
|
72
|
69
|
Europe
and Central Asia
|
20
|
Japan
|
72
|
75
|
76
|
74
|
74
|
Asia
Pacific
|
21
|
Uruguay
|
71
|
74
|
73
|
73
|
72
|
Americas
|
22
|
Estonia
|
70
|
70
|
69
|
68
|
64
|
Europe
and Central Asia
|
23
|
France
|
69
|
70
|
69
|
71
|
71
|
Europe
and Central Asia
|
24
|
Bahamas
|
66
|
N/A
|
71
|
71
|
71
|
Americas
|
24
|
Chile
|
66
|
70
|
73
|
71
|
72
|
Americas
|
24
|
United
Arab Emirates
|
66
|
70
|
70
|
69
|
68
|
Middle
East and North Africa
|
27
|
Bhutan
|
65
|
65
|
65
|
63
|
63
|
Asia
Pacific
|
28
|
Israel
|
64
|
61
|
60
|
61
|
60
|
Middle
East and North Africa
|
29
|
Poland
|
62
|
63
|
61
|
60
|
58
|
Europe
and Central Asia
|
29
|
Portugal
|
62
|
64
|
63
|
62
|
63
|
Europe
and Central Asia
|
31
|
Barbados
|
61
|
N/A
|
74
|
75
|
76
|
Americas
|
31
|
Qatar
|
61
|
71
|
69
|
68
|
68
|
Middle
East and North Africa
|
31
|
Slovenia
|
61
|
60
|
58
|
57
|
61
|
Europe
and Central Asia
|
31
|
Taiwan
|
61
|
62
|
61
|
61
|
61
|
Asia
Pacific
|
35
|
Botswana
|
60
|
63
|
63
|
64
|
65
|
Sub
Saharan Africa
|
35
|
Saint
Lucia
|
60
|
N/A
|
71
|
71
|
71
|
Americas
|
35
|
Saint
Vincent and the Grenadines
|
60
|
N/A
|
62
|
62
|
62
|
Americas
|
38
|
Cape
Verde
|
59
|
55
|
57
|
58
|
60
|
Sub
Saharan Africa
|
38
|
Dominica
|
59
|
N/A
|
58
|
58
|
58
|
Americas
|
38
|
Lithuania
|
59
|
59
|
58
|
57
|
54
|
Europe
and Central Asia
|
41
|
Brunei
|
58
|
N/A
|
N/A
|
60
|
55
|
Asia
Pacific
|
41
|
Costa
Rica
|
58
|
55
|
54
|
53
|
54
|
Americas
|
41
|
Spain
|
58
|
58
|
60
|
59
|
65
|
Europe
and Central Asia
|
44
|
Georgia
|
57
|
52
|
52
|
49
|
52
|
Europe
and Central Asia
|
44
|
Latvia
|
57
|
56
|
55
|
53
|
49
|
Europe
and Central Asia
|
46
|
Grenada
|
56
|
N/A
|
N/A
|
N/A
|
N/A
|
Americas
|
47
|
Cyprus
|
55
|
61
|
63
|
63
|
66
|
Europe
and Central Asia
|
47
|
Czech
Republic
|
55
|
56
|
51
|
48
|
49
|
Europe
and Central Asia
|
47
|
Malta
|
55
|
60
|
55
|
56
|
57
|
Europe
and Central Asia
|
50
|
Mauritius
|
54
|
53
|
54
|
52
|
57
|
Sub
Saharan Africa
|
50
|
Rwanda
|
54
|
54
|
49
|
53
|
53
|
Sub
Saharan Africa
|
52
|
Korea
(South)
|
53
|
54
|
55
|
55
|
56
|
Asia
Pacific
|
53
|
Namibia
|
52
|
53
|
49
|
48
|
48
|
Sub
Saharan Africa
|
54
|
Slovakia
|
51
|
51
|
50
|
47
|
46
|
Europe
and Central Asia
|
55
|
Croatia
|
49
|
51
|
48
|
48
|
46
|
Europe
and Central Asia
|
55
|
Malaysia
|
49
|
50
|
52
|
50
|
49
|
Asia
Pacific
|
57
|
Hungary
|
48
|
51
|
54
|
54
|
55
|
Europe
and Central Asia
|
57
|
Jordan
|
48
|
53
|
49
|
45
|
48
|
Middle
East and North Africa
|
57
|
Romania
|
48
|
46
|
43
|
43
|
44
|
Europe
and Central Asia
|
60
|
Cuba
|
47
|
47
|
46
|
46
|
48
|
Americas
|
60
|
Italy
|
47
|
44
|
43
|
43
|
42
|
Europe
and Central Asia
|
62
|
Sao
Tome and Principe
|
46
|
42
|
42
|
42
|
42
|
Sub
Saharan Africa
|
62
|
Saudi
Arabia
|
46
|
52
|
49
|
46
|
44
|
Middle
East and North Africa
|
64
|
Montenegro
|
45
|
44
|
42
|
44
|
41
|
Europe
and Central Asia
|
64
|
Oman
|
45
|
45
|
45
|
47
|
47
|
Middle
East and North Africa
|
64
|
Senegal
|
45
|
44
|
43
|
41
|
36
|
Sub
Saharan Africa
|
64
|
South
Africa
|
45
|
44
|
44
|
42
|
43
|
Sub
Saharan Africa
|
64
|
Suriname
|
45
|
36
|
36
|
36
|
37
|
Americas
|
69
|
Greece
|
44
|
46
|
43
|
40
|
36
|
Europe
and Central Asia
|
70
|
Bahrain
|
43
|
51
|
49
|
48
|
51
|
Middle
East and North Africa
|
70
|
Ghana
|
43
|
47
|
48
|
46
|
45
|
Sub
Saharan Africa
|
72
|
Burkina
Faso
|
42
|
38
|
38
|
38
|
38
|
Sub
Saharan Africa
|
72
|
Serbia
|
42
|
40
|
41
|
42
|
39
|
Europe
and Central Asia
|
72
|
Solomon
Islands
|
42
|
N/A
|
N/A
|
N/A
|
N/A
|
Asia
Pacific
|
75
|
Bulgaria
|
41
|
41
|
43
|
41
|
41
|
Europe
and Central Asia
|
75
|
Kuwait
|
41
|
49
|
44
|
43
|
44
|
Middle
East and North Africa
|
75
|
Tunisia
|
41
|
38
|
40
|
41
|
41
|
Middle
East and North Africa
|
75
|
Turkey
|
41
|
42
|
45
|
50
|
49
|
Europe
and Central Asia
|
79
|
Belarus
|
40
|
32
|
31
|
29
|
31
|
Europe
and Central Asia
|
79
|
Brazil
|
40
|
38
|
43
|
42
|
43
|
Americas
|
79
|
China
|
40
|
37
|
36
|
40
|
39
|
Asia
Pacific
|
79
|
India
|
40
|
38
|
38
|
36
|
36
|
Asia
Pacific
|
83
|
Albania
|
39
|
36
|
33
|
31
|
33
|
Europe
and Central Asia
|
83
|
Bosnia
and Herzegovina
|
39
|
38
|
39
|
42
|
42
|
Europe
and Central Asia
|
83
|
Jamaica
|
39
|
41
|
38
|
38
|
38
|
Americas
|
83
|
Lesotho
|
39
|
44
|
49
|
49
|
45
|
Sub
Saharan Africa
|
87
|
Mongolia
|
38
|
39
|
39
|
38
|
36
|
Asia
Pacific
|
87
|
Panama
|
38
|
39
|
37
|
35
|
38
|
Americas
|
87
|
Zambia
|
38
|
38
|
38
|
38
|
37
|
Sub
Saharan Africa
|
90
|
Colombia
|
37
|
37
|
37
|
36
|
36
|
Americas
|
90
|
Indonesia
|
37
|
36
|
34
|
32
|
32
|
Asia
Pacific
|
90
|
Liberia
|
37
|
37
|
37
|
38
|
41
|
Sub
Saharan Africa
|
90
|
Morocco
|
37
|
36
|
39
|
37
|
37
|
Middle
East and North Africa
|
90
|
The
FYR of Macedonia
|
37
|
42
|
45
|
44
|
43
|
Europe
and Central Asia
|
95
|
Argentina
|
36
|
32
|
34
|
34
|
35
|
Americas
|
95
|
Benin
|
36
|
37
|
39
|
36
|
36
|
Sub
Saharan Africa
|
95
|
El
Salvador
|
36
|
39
|
39
|
38
|
38
|
Americas
|
95
|
Kosovo
|
36
|
33
|
33
|
33
|
34
|
Europe
and Central Asia
|
95
|
Maldives
|
36
|
N/A
|
N/A
|
N/A
|
N/A
|
Asia
Pacific
|
95
|
Sri
Lanka
|
36
|
37
|
38
|
37
|
40
|
Asia
Pacific
|
101
|
Gabon
|
35
|
34
|
37
|
34
|
35
|
Sub
Saharan Africa
|
101
|
Niger
|
35
|
34
|
35
|
34
|
33
|
Sub
Saharan Africa
|
101
|
Peru
|
35
|
36
|
38
|
38
|
38
|
Americas
|
101
|
Philippines
|
35
|
35
|
38
|
36
|
34
|
Asia
Pacific
|
101
|
Thailand
|
35
|
38
|
38
|
35
|
37
|
Asia
Pacific
|
101
|
Timor-Leste
|
35
|
28
|
28
|
30
|
33
|
Asia
Pacific
|
101
|
Trinidad
and Tobago
|
35
|
39
|
38
|
38
|
39
|
Americas
|
108
|
Algeria
|
34
|
36
|
36
|
36
|
34
|
Middle
East and North Africa
|
108
|
Côte
d´Ivoire
|
34
|
32
|
32
|
27
|
29
|
Sub
Saharan Africa
|
108
|
Egypt
|
34
|
36
|
37
|
32
|
32
|
Middle
East and North Africa
|
108
|
Ethiopia
|
34
|
33
|
33
|
33
|
33
|
Sub
Saharan Africa
|
108
|
Guyana
|
34
|
29
|
30
|
27
|
28
|
Americas
|
113
|
Armenia
|
33
|
35
|
37
|
36
|
34
|
Europe
and Central Asia
|
113
|
Bolivia
|
33
|
34
|
35
|
34
|
34
|
Americas
|
113
|
Vietnam
|
33
|
31
|
31
|
31
|
31
|
Asia
Pacific
|
116
|
Mali
|
32
|
35
|
32
|
28
|
34
|
Sub
Saharan Africa
|
116
|
Pakistan
|
32
|
30
|
29
|
28
|
27
|
Asia
Pacific
|
116
|
Tanzania
|
32
|
30
|
31
|
33
|
35
|
Sub
Saharan Africa
|
116
|
Togo
|
32
|
32
|
29
|
29
|
30
|
Sub
Saharan Africa
|
120
|
Dominican
Republic
|
31
|
33
|
32
|
29
|
32
|
Americas
|
120
|
Ecuador
|
31
|
32
|
33
|
35
|
32
|
Americas
|
120
|
Malawi
|
31
|
31
|
33
|
37
|
37
|
Sub
Saharan Africa
|
123
|
Azerbaijan
|
30
|
29
|
29
|
28
|
27
|
Europe
and Central Asia
|
123
|
Djibouti
|
30
|
34
|
34
|
36
|
36
|
Sub
Saharan Africa
|
123
|
Honduras
|
30
|
31
|
29
|
26
|
28
|
Americas
|
123
|
Laos
|
30
|
25
|
25
|
26
|
21
|
Asia
Pacific
|
123
|
Mexico
|
30
|
31
|
35
|
34
|
34
|
Americas
|
123
|
Moldova
|
30
|
33
|
35
|
35
|
36
|
Europe
and Central Asia
|
123
|
Paraguay
|
30
|
27
|
24
|
24
|
25
|
Americas
|
123
|
Sierra
Leone
|
30
|
29
|
31
|
30
|
31
|
Sub
Saharan Africa
|
131
|
Iran
|
29
|
27
|
27
|
25
|
28
|
Middle
East and North Africa
|
131
|
Kazakhstan
|
29
|
28
|
29
|
26
|
28
|
Europe
and Central Asia
|
131
|
Nepal
|
29
|
27
|
29
|
31
|
27
|
Asia
Pacific
|
131
|
Russia
|
29
|
29
|
27
|
28
|
28
|
Europe
and Central Asia
|
131
|
Ukraine
|
29
|
27
|
26
|
25
|
26
|
Europe
and Central Asia
|
136
|
Guatemala
|
28
|
28
|
32
|
29
|
33
|
Americas
|
136
|
Kyrgyzstan
|
28
|
28
|
27
|
24
|
24
|
Europe
and Central Asia
|
136
|
Lebanon
|
28
|
28
|
27
|
28
|
30
|
Middle
East and North Africa
|
136
|
Myanmar
|
28
|
22
|
21
|
21
|
15
|
Asia
Pacific
|
136
|
Nigeria
|
28
|
26
|
27
|
25
|
27
|
Sub
Saharan Africa
|
136
|
Papua
New Guinea
|
28
|
25
|
25
|
25
|
25
|
Asia
Pacific
|
142
|
Guinea
|
27
|
25
|
25
|
24
|
24
|
Sub
Saharan Africa
|
142
|
Mauritania
|
27
|
31
|
30
|
30
|
31
|
Middle
East and North Africa
|
142
|
Mozambique
|
27
|
31
|
31
|
30
|
31
|
Sub
Saharan Africa
|
145
|
Bangladesh
|
26
|
25
|
25
|
27
|
26
|
Asia
Pacific
|
145
|
Cameroon
|
26
|
27
|
27
|
25
|
26
|
Sub
Saharan Africa
|
145
|
Gambia
|
26
|
28
|
29
|
28
|
34
|
Sub
Saharan Africa
|
145
|
Kenya
|
26
|
25
|
25
|
27
|
27
|
Sub
Saharan Africa
|
145
|
Madagascar
|
26
|
28
|
28
|
28
|
32
|
Sub
Saharan Africa
|
145
|
Nicaragua
|
26
|
27
|
28
|
28
|
29
|
Americas
|
151
|
Tajikistan
|
25
|
26
|
23
|
22
|
22
|
Europe
and Central Asia
|
151
|
Uganda
|
25
|
25
|
26
|
26
|
29
|
Sub
Saharan Africa
|
153
|
Comoros
|
24
|
26
|
26
|
28
|
28
|
Sub
Saharan Africa
|
154
|
Turkmenistan
|
22
|
18
|
17
|
17
|
17
|
Europe
and Central Asia
|
154
|
Zimbabwe
|
22
|
21
|
21
|
21
|
20
|
Sub
Saharan Africa
|
156
|
Cambodia
|
21
|
21
|
21
|
20
|
22
|
Asia
Pacific
|
156
|
Democratic
Republic of Congo
|
21
|
22
|
22
|
22
|
21
|
Sub
Saharan Africa
|
156
|
Uzbekistan
|
21
|
19
|
18
|
17
|
17
|
Europe
and Central Asia
|
159
|
Burundi
|
20
|
21
|
20
|
21
|
19
|
Sub
Saharan Africa
|
159
|
Central
African Republic
|
20
|
24
|
24
|
25
|
26
|
Sub
Saharan Africa
|
159
|
Chad
|
20
|
22
|
22
|
19
|
19
|
Sub
Saharan Africa
|
159
|
Haiti
|
20
|
17
|
19
|
19
|
19
|
Americas
|
159
|
Republic
of Congo
|
20
|
23
|
23
|
22
|
26
|
Sub
Saharan Africa
|
164
|
Angola
|
18
|
15
|
19
|
23
|
22
|
Sub
Saharan Africa
|
164
|
Eritrea
|
18
|
18
|
18
|
20
|
25
|
Sub
Saharan Africa
|
166
|
Iraq
|
17
|
16
|
16
|
16
|
18
|
Middle
East and North Africa
|
166
|
Venezuela
|
17
|
17
|
19
|
20
|
19
|
Americas
|
168
|
Guinea-Bissau
|
16
|
17
|
19
|
19
|
25
|
Sub
Saharan Africa
|
169
|
Afghanistan
|
15
|
11
|
12
|
8
|
8
|
Asia
Pacific
|
170
|
Libya
|
14
|
16
|
18
|
15
|
21
|
Middle
East and North Africa
|
170
|
Sudan
|
14
|
12
|
11
|
11
|
13
|
Middle
East and North Africa
|
170
|
Yemen
|
14
|
18
|
19
|
18
|
23
|
Middle
East and North Africa
|
173
|
Syria
|
13
|
18
|
20
|
17
|
26
|
Middle
East and North Africa
|
174
|
Korea
(North)
|
12
|
8
|
8
|
8
|
8
|
Asia
Pacific
|
175
|
South
Sudan
|
11
|
15
|
15
|
14
|
N/A
|
Sub
Saharan Africa
|
176
|
Somalia
|
10
|
8
|
8
|
8
|
8
|
Sub
Saharan Africa
|
2016 Rank
|
Country
|
2016 Score
|
2015 Score
|
2014 Score
|
2013 Score
|
2012 Score
|
Region
|
|
|
|
|
|
|
|
|
DOORASHOOYINKA MADAXTINNIMADA IYO SIDAY U SAAMEEYEEN DALALKA AFRIKA EE SAXAARAHA KA HOOSEEYA (Sub-saharan Africa)
Mawduuca ugu weyn ee uu ololaha doorashooyinka Afrika ka midaysanyahay waa la dagaalanka Musuq-maasuqa. Sida ay shucuubta Afrika uga dharagsanyihiin, inuu Musuq-maasuqu yahay caqabadda laf dhabarta u ah faqriga baahsan, tayo-xumada adeegyada dawladeed, colaadaha iyo aqoondarrada hoos u dhigtay noloshooda.
Wadanka Ghana ayaa hoos uga dhacay kaalintii uu kaga jiray Xakamaynta Musuq-maasuqa sannadkii hore.Waxaana codbixintii doorashooyinka ee dalkaasi, laga arkayay sida ay dadweynaha dalkaasi ay khaatiga uga taaganyihiin, musuq-maasuqa ay madaxda dawladdooda caadaysteen, oo halkii ugu darnaa abid gaadhay. Wadamada Koonfur Afrika oo kobiciisa dhaqaale intan danbe taagnaa, ayaa isna kamida dalalka hoos uga dhacay heerkii ay kaga jireen La dagaalanka Musuq-maasuqa. Joseph Kabilaha Koongo, iyo Yahya Jamaca xukuma dalka Ghambiya, oo labadooduba sannadkii tagay ku guuldarreystay tar-tankii Madaxtannimada, ayaa ina tusaya sida uu nidaamka doorashooyinka ee Dimuqraadiyaddu uu u noqday caqabad ka hortimid xukuumadihii ku caanbaxay musuq-maasuqa.
WADAMA UGU WANAAGSAN
Dalalka Cape De Verde iyo Sao Tome and Pricipe, ayaa la sheegay inay yihiin wadamada hagaajiyay maamulkooga, ama la odhan karo tallaabooyin la dareemi karo ayay hore uga sii qaadeen sidii ay musuq-maasuqa u dhimi lahaayeen sannadkii hore ee 2016. Labada dalba waxay sannadkaasi galeen tar-tan doorasho oo madaxtooyo, Waxaanay xusid mudan inay kormeerayaashii caalamku ay Doorashadii Madaxtooyada ee ka dhacday Cape De Verde sannadkii hore ay ku tilmaameen mid tusaale wanaagsan u noqon karta qaaradda inteeda kale. Waxaana la sheegay in uu Madaxweynaha dalkaasi, Jorge Carlos Fonsenca uu ku mutaystay inay shacabkiisu dib-u-doortaan, iyagoo ku abaalmarinaya isbadallada uu dib-ugu-habeeyay qaabdhismeedka hayadaha maamul iyo Nidaamka ay ku hawlgalaanba guud ahaan.
|
Transparency International 2016 report: Jaantuska 3-aad. |
Dalalka Sao Tome and Principe ayaa isaguna qabsaday doorashadiisii madaxtooyada sannadkii hore, ayaa isna Maamulkii ka talinayay u taabogaliyay isbadal wanaagsan oo lagu sameeyay hannaankii xukuumadeed ee jiray. Isbaddalkaasi oo xujo ku noqonayaa Maamullada kale ee qaaradda ka jira.
WADAMADA UGU DARAN.
Walaw ay Ghani kamid tahay dalalka ay Qaaradda Afrika inteeda kale ku hirato, markay xagga dimuqraadiyadda noqoto, ayaa ay warbixinta ay soo saartay Hay'adda Caalamiga ah ee Daahfurnaanta Maamulada Dawladaha qiimeysa, ay sheegaysaa inay iyada 6 dal oo kale oo Afrikaan ahi ay kaalintii ay kaga jireen La dagaalanka Musuq-maasuqa, ay hoos uga dhaceen, Waxaanu Musuq-maasuqa dalka Gaani gaadhay, heer ay dadweynuhu ka adkeysan waayeen halkuu marayay, isla markaana ay cadhadoodii kula dhaceen Madaxweynihii talada hayay, kaasi oo markii ugu horreysay noqonaya madaxweynihii reer Ghana ee isagoo talada haya kuu guuldarraysta inuu hanto codka shacabkiisa.
Dawladaha kale ee la filayay inay wax ka qabtaan musuq-maasuqa, ee ku guuldarreystay inay keenaan dhibcihii loogu talogalay, waxa kamida Dalka Koonfur Afrika, Nayjeeriya, Tanzaniya iyo Kiiniya. Jakob Suma oo ah Madaxweynaha Koonfur Afrika ayay Dacwad Musuq-maasaqa la xidhiidhaa ay kaga socotaa dalkiisa, isla markaana ay warbaahintu qaadaa-dhigaysaa Fadeexadaha musuq-maasuq ee waayadan danbe dul-hoganaya.
Dalka Kiiniya oo isku dayay inuu qaado tallaabooyin uu xakameeyo musuq-maasuq baahsan ee aafeeyay xukuumaddiisa, sidoo kalana ansixiyay Xeer Dammaanad Qaadaya Xaqa ay Dadku u Leeyihiin inay ka war-helaan Waxqabadyada iyo Barnaamijyada Maaliyadeed ee Hay'adaha Dawladda (Right to Information Act), ayaan isna meel fog soo socda. Waxaanu musuq-maasuqu noqday jahwareerkii ugu weynaa ee lasoo darsay Madaxweyne Uhuru Kenyata, markii ay dib-u-qaabayntii Maamul ee uu sameeyay, ay wax natiija ka keeni weyday dadaalkii musuq-maasuq xakamaynta (2017). Jaahwarerkiisaasi oo aad looga dareemay, tar-tankii doorashooyinka ee uu sannadkan galay oo uu musuq-maasuqu ahaa guuldarrooyinka ugu waaweyn ee loo tiriniyay hoggaankiisa.
Waxaana Qiimeynta lagu sameeyay dalalka Afrika ee Saxaaraha ka hooseeya, qiimeynta lagu sameeyay kamida Dalka Somaliland, oo ay Isaga iyo Somaliyaba kaga jiraan Kaalinta ugu hoosaysa marka la eegayo, heerka Daahfurnaanta Nidaamka Xukuumadeed iyo Xakamaynta musuq-maasuqa.
MAXAA LOO BAAHANYAHAY IN LA SAMEEYO?
Waxa su'aashaasi sare ka jawaabaysa, daraasaddan ay diyaarisay 2016-kii, Hayadda U Ololoaysa Daahfurnaanta Nidaamyada Xukuumadeed ee Dawladaha ee loo yaqaan (Transparency International). Waxayna warbixintani talo ahaan usoo jeedinaysaa, inay Madaxweynayaasha ku ololeeyay La-dagaalanka Musuq-maasuq (Anti Corruption ticket) ee ballanqaadkoogaasi ay dadweynuhu kursiga ku geeyeen, inay ballanqaadkoogaasi u baddalaan ficil oo laga arko Nidaamka shaqo ee Xukuumadahooda. Taasi oo u uga baahan, inay iyagoo raacaya mabadi'da Maamul-wanaagga, iyo Dimuqraadiyada iyo Xuquuqda Aadamaha, ay dib-uqaabayn ku sameeyaan qaabdhismeedka sharciyeed ee haylkalka maamul ku dhisanyahay (Bureaucratic restructuring) Waxaana tilmaamaya in ay ka dhab sheegayaan Ballanqaadyadii Musuq-maasuq Xakamaynta iyo in kale, marka la qiimeeyo doorka iyo awoodaha ay siiyaan Haya'daha ku shaqada leh La-xisaabtanka iyo Dabagalka Waaxda fulinta (Institutions that hold governments accountable). Hay'adahaasi oo ay kamid yihiin: Bangiga Dhexe, Hantidhawarka iyo Xisaabaadka, Guddiyada Dabagala Musuq-maasuqa, Saxaafadda madaxbannaan, iwm.
Sidaa darteed waxa lagula taliyay inay madaxdaasi xoojiyaan, hayadahaasi Nidaamka Xukuumadeed ku ilaalinaya xeyndaabkooga, iyagoo hirgalinaya Nidaam Sharciyeed oo awood-u-siinaya inay si madaxbannaan, oo qaabaysan (systematic) u fuliyaan hawlahooga baadhiseed, Taasi oo ay kamid tahay inay Madaxda iyo hawl-wadeennada hay'adahaasi ay helaan dammaanad xileed oo muddaysan, isla markaana loo abuuro Nidaam Sharciyeed oo ku qasbaya hay'adaha kale inay la shaqeeyaan una hogaansamaan amaradooda iyo tilmaamaha (guidelines) ay kolba usoo jeediyaan laamaha fulinta.
Garyaqaan Maxamed Axmed Cabdi Bacaluul (waddi12@gmail.com)