Posts

WANKII BENUURJI

Image
     WANKII BENUURJI S heekadani waxay ka mid tahay sheekooyinka ka caanka ah carriga Faransiiska. Waxa jiray nin ganacsade ahaa oo la odhan jiray Dondono. Dondono waxa uu ahaan jiray mid arxandaran  oo deeq iska daaye aan deyna waxba laga heli jirin haddii xataa haddii uu qofku u dhimanayo wax uu hayo. Dandoono oo maalin ka mid ah maalmaha ayaa k deegaan kale adhi ka soo rartay. Waxa uu doontii adhiga u sidday uu kula kulmay nin la odhan jiray Benuurji, oo dadkii rakaabka ahaa ka mid ah. Markii ay doonto shiraaqatay ee rakaabkii ay qaladii ka baxday ee wada sheekaysteen, ayaa Benuurji loo sheegay uu ay doonto u rarantahay ninkaa adhiga ku dhex jiraa oo la yidhaahdo Dandoono. Dandoono, maadaamo oo u ganacsade wayn ahaa, magiciisa iyo xantiisuba kuma cusba.  Benuurji waa nin faduul badani, waxa uu dhaqaaqay xaggii Xaaji Dandoono, bariido iyo is-barasho gaaban dabadeedna, waxa uuku yidhi waxaan doonayaa in aan kaa iibsado wankaa adhiga u weyn. Dandoono ayaa wankii...

SOMALILAND AND PUNTLAND SHOULD BE RATIONAL TO AVOID TROUBLES OF THE SOUTH. By advocate Mohamed Ahmed Abdi Ba'aluul.

Image
  SOMALILAND AND PUNTLAND SHOULD BE RATIONAL TO AVOID TROUBLES OF THE SOUTH (Published November, 2018).  By advocate Mohamed Ahmed Abdi Ba'alul.  Exporting southern problems to the north will not be a solution for the war-torn population in Mogadisho and Kismayo. Being free from war businesses in Somalia, Farmajo’s presidency seems to be a glimpse of hope for those who learned about his appearance in Shekh Sharif's interim government. Because of his inexperience and untested personality, Farmajo seems to be unwise when he is tempted into Arb’s tug-of-war games.  Farmajo’s tenure, was unwilling to attain its territorial claims through deadly military engagements.  Last month, It was evident that Farmajo was doing whatever he could to disturb Somaliland’s investment opportunity, in which Dubai and Ethiopia are expected to develop the infrastructure of Ber-bara port.  Farmajo was doing this to please his Qatari and Turkish patrons, disregarding the develo...

SHARCIGU MIYUU DAALIN UMMADEED QARIYAA?

"Ma sheegi karno ganacsatada aanu ku qabanno se keena alaabo dhacay ama bilaa tayo ah,..... Xeerbaa noo diidiya". Sidaa waxa yidhi masuul kamida saaraakiisha hay'adda Tayada ee Sonalilanf mar lagu Waraysanayay TV-ga ee MMTV. In hal shakhsi oo macaash-doon ah, oo u badheedhay in uu halis galiyo bulshadeena oo dhan la dhawro danihiisa gaarka ah, ma waxa ay ka weyntahay tan guud ee ay dawladnimadu u joogto ilaalinteeda?       Qofka qof dila ayaaba magiciisa oo saddexan la baahiyaaye, oo la sheegaa in la qabtay, la dabajoogo ama la xikumaye, sidee ayay suurtogal u tahay in la yidhaahdo ha loo qariyo bulshada, mid sida ay u dhantahay ugu talogalay inuu wada sumeeyo, xoogaaga ay haystaana uu been kaga furto?       Hadda kuwaasi waa cadaw ama dulin dadka ku dul nool dhiiggooga iyo dhididkooga oo dawo uga dhigaya waxaanay ku dawobayn,  oo fursad u siinaya in uu cudur-keenihii (germs) uu kusii baaho marba marka ka danbaysa illaa oo uu gaadho heer aan ...

SIDEE AYUU FARAQA ARGTIYEED EE LABADA XISBI U JAANGOOYAA HAB-DHAQANKA SIYAASADEED EE MARAYKANKA?

Image
SIDEE AYUU FARAQA ARGTIYEED EE LABADA XISBI U JAANGOOYAA HAB-DHAQANKA SIYAASADEED EE MARAYKANKA?    Si aad u fahamto muuqaalka guud (Political lay-out) iyo loolanka Siyaasadeed Maraykanka waa in aad fahamtaa arrimaha muhiimka ahee ay ku kala aragtida duwanyihiin labada Xisbi ee talada guud ee carrigaasi u tartama. Arrimahaasina  waxa ka mida: aragtiyaha falsafadeed, Dhaqaale (nidaamka cashuuraha iyo suuqa), Xukunka dilka ah, maamulka guud ee dawladnimada, daryeelka caafimaad (Health care),  Soo-galaytiga (immigration).     Haddi aynu ku horayno kala-duwanaanshaha falsafadeed ee labada xisbi, oo ah kan saameynta ugu weyn ku leh masalooyinka siyaasadeed ee kale. Xisbiga dimuqraadigu aragti ahaan waa mid liberaali ah oo janjeedha dhinaca bidix. Liberaaliyadu waa aragti isbadal oo xoogeysatay qarniyadii dhexe, waxaana sal u ah fikradda odhanaysa "qofkastaaba isagaa is leh". Taas oo macnaheedu tahay qofna kuma qasbana in uu sida uu u noolaanayo uu ku raali galiy...

Somaliland: Kulmiye Party Wants To Tell That It Is Not Over Yet! By:Garyaqan Mohamed Ahmed Abdi Ba’alul

Image
Somaliland: Kulmiye Party Wants To Tell That It Is Not Over Yet! By: Garyaqan Mohamed Ahmed Abdi Ba’alul Previously published on Feberuary 11th, 2014. It is not a long time since their deeds turned out to be different from their words. It was not even a political drama, where whips of the ruling and opposition parties were showcasing their controversial positions over the newly-introduced changes to road taxation. But, it was manipulative pretension designed to squeeze the government into a narrow corner, forcing it to extend its hand under the table. As Somalis say, you cannot do massaging with dry palms, so the government was too smart to read the signs without words. Sorting things out with the defying members, it succeeded in getting this tax-increasing bill to go through parliament .     To see the shifting positions of the MPs, or hardline critics thumping up later to the government, is not a surprise to public, though it could be a political suicide to Wadani Party when...

WAA MAXAY GARSOOREYNTA SIYAASADDU (JUDICIALIZATION OF POLITICS)?

Image
  WAA MAXAY GARSOOREYNTA SIYAASADDU? Ma maqashay habdhaqanka hoggaamineed ee loogu yeedho "Garsooreynta Siyaasadda (Judicialization of Politics)?  Waa habdhaqan maamul oo taban (negative) oo beryahan dambe ku soo biiray saaxadda siyaasadda iyo arrimaha maamul ee la isku hayo. Waxa ay hoggaamiyayaasha fulintu—  madaxweynayaal ama Ra'isal-wasaarayaasha qaarkood ay u adeegsadaan Maxkamadaha arrimaha siyaasadeed ee ay rabaan in ay ka gabadaan go'aan-ka-gaadhistooda. Arrimahaasi siyaasadeed ayay doorbidaan in ay kala caraaraan in lagaga go'aan-qaato habka Aqlabiyadda ee bulshada lagu matalo (Majority rule). Meelahaasi oo ay ka midyihiin Golayaasha Siyaasadeed ee Xeerdajinta, Wasiirada ama ay kala maagaan in lasoo dhigo fagaare wadatashi oo ay qeyb ka yihiin bulshada ay kolba arrintaasi ay sida gaarka ah u saameyso danahooda tusaale ahaan, Xisbiyada Mucaaridka ama Ururrada Bulshada.   Garsooreynta la garsooreeyo arrimo siyaasadeed oo u baahan go'aan-qaadasho fulineed ama...

GARSOORKA IYO XEERARKA SHARCI AHAANSHAHOODU LA ISKU KHILAAFO

Image
  Marka aad eegto Maxkamada Dastuuriga ah Qaraaradeeda ku saabsan xeerarka la isku qabto, waxa ay u muuqataa in la iska aqbalay in uu garsoorku ka dhigi karo xeerarka sida uu rabo ama uu cid gooniyaba la rabo. Mana aha markii u horeysay ee ay tani dhacdo, waxa jira xeerkii Nidaamka Garsoorka (xeer Lr. 24/2020) ee wax-ka-badalkiisu dhaqangalay in garsoorku iskood u diideen, Maxkamaduna ay qoraal soo saartay ay ku sheegtay in ay laashay Xeerkiiba gabi ahaan. Ku darsoo, ma ay jirin waliba dhinacyo dacwad dastuuri ka furtay oo cabasho xuquuqeed ka qabay xeeekaasi.     Waxa ay Maxkamadu sheegtay in uu xeer ahaanayo Xeerkii Nidaamkii Garsoorka 2013. Xeerkaasi hore oo uu laalay Wax-ka-badalkii ka dambeeyay ee xeerdajintu ku sameeysay 2020-kii ee dhaqangalkiisa madaxtooyadu saxeexday. Wax-ka-badalkaasi oo madaxbanaanta garsoorayaasha maxkamada sare xoojiyay oo ka dhigay qaar aan rabitaanka madaxweynaha oo kaliya aan xilkooga ku haysan.    Waxa aad ogeyd Xeer Lr.14/...